Heshiis 10-qodob ka kooban oo maanta lagu kala saxiixday Xeraale (Daawo Sawirada)

Howl-wadeenno ka socda xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, wasaaradda arrimaha gudaha iyo guddiga dib-u-heshiisiinta Galmudug, ayaa magaalada Xeraale ee gobalka Galguduud uga qayb galay saxiixa heshiis lagu adkeynayo amniga oo qayb ka ah qorshaha dhaqan-gelinta heshiiskii nabadeed ee magaalada Dhuusamareeb ay ku kala saxiixdeen bulshada ku nool Xeraale iyo Huurshe. La taliyaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, ahna … Continue reading Heshiis 10-qodob ka kooban oo maanta lagu kala saxiixday Xeraale (Daawo Sawirada)